Monday, January 9, 2012

VERBS (in a nutshell) TYPES 1, 2A/B, & 3A/B

Below is a summary of types 1, 2, and 3 verbs using the examples: Keen (to bring), Akhri (to read), Samee (to make), Joogso (to stop oneself), and Qabo (to catch or hold)



TYPE 1 VERBS: KEEN - TO BRING

Pronoun Past Simple Past Habitual Past Progressive Present Habitual Present Progressive Future
I Keenay Keeni Jiray Keenayay Keenaa Keenayaa Keeni Doonaa
You Keentay Keeni Jirtay Keenaysay Keentaa Keenaysaa Keeni Doontaa
He/It (m) Keenay Keeni Jiray Keenayay Keenaa Keenayaa Keeni Doonaa
She/It (f) Keentay Keeni Jirtay Keenaysay Keentaa Keenaysaa Keeni Doontaa
We Keennay Keeni Jirnay Keenaynay Keennaa Keenaynaa Keeni Doonnaa
You (pl) Keenteen Keeni Jirteen Keenayseen Keentaan Keenaysaan Keeni Doontaan
They Keeneen Keeni Jireen Keenayeen Keenaan Keenayaan Keeni Doonaan



TYPE 2A VERBS: AKHRI - TO READ

Pronoun Past Simple Past Habitual Past Progressive Present Habitual Present Progressive Future
I Akhriyay Akhrin jiray Akhrinayay Akhriyaa Akhrinayaa Akhrin doonaa
You Akhrisay Akhrin jirtay Akhrinaysay Akhrisaa Akhrinaysaa Akhrin doontaa
He/It (m) Akhriyay Akhrin jiray Akhrinayay Akhriyaa Akhrinayaa Akhrin doonaa
She/It (f) Akhrisay Akhrin jirtay Akhrinaysay Akhrisaa Akhrinaysaa Akhrin doontaa
We Akhrinay Akhrin jirnay Akhrinaynay Akhrinnaa Akhrinaynaa Akhrin doonnaa
You (pl) Akhriseen Akhrin jirteen Akhrinayseen Akhrisaan Akhrinaysaan Akhrin doontaan
They Akhriyeen Akhrin jireen Akhrinayeen Akhriyaan Akhrinayaan Akhrin doonaan



TYPE 2B VERBS: SAMEE - TO MAKE, TO DO

Pronoun Past Simple Past Habitual Past Progressive Present Habitual Present Progressive Future
I Sameeyay Sameyn jiray Sameynayay Sameeyaa Sameynayaa Sameyn doonaa
You Sameysay Sameyn jirtay Sameynaysay Sameysaa Sameynaysaa Sameyn doontaa
He/It (m) Sameeyay Sameyn jiray Sameynayay Sameeyaa Sameynayaa Sameyn doonaa
She/It (f) Sameysay Sameyn jirtay Sameynaysay Sameysaa Sameynaysaa Sameyn doontaa
We Sameynay Sameyn jirnay Sameynaynay Sameynaa Sameynaynaa Sameyn doonnaa
You (pl) Sameyseen Sameyn jirteen Sameynayseen Sameysaan Sameynaysaan Sameyn doontaan
They Sameeyeen Sameyn jireen Sameynayeen Sameyaan Sameynayaan Sameyn doonaan



TYPE 3A VERBS: JOOGSO - TO STOP (ONESELF)

Pronoun Past Simple Past Habitual Past Progressive Present Habitual Present Progressive Future
I Joogsaday Joogsan jiray Joogsanayay Joogsadaa Joogsanayaa Joogsan doonaa
You Joogsatay Joogsan jirtay Joogsanaysay Joogsataa Joogsanaysaa Joogsan doontaa
He/It (m) Joogsaday Joogsan jiray Joogsanayay Joogsadaa Joogsanayaa Joogsan doonaa
She/It (f) Joogsatay Joogsan jirtay Joogsanaysay Joogsataa Joogsanaysaa Joogsan doontaa
We Joogsannay Joogsan jirnay Joogsanaynay Joogsannaa Joogsanaynaa Joogsan doonnaa
You (pl) Joogsateen Joogsan jirteen Joogsanayseen Joogsataan Joogsanaysaan Joogsan doontaan
They Joogsadeen Joogsan jireen Joogsanayeen Joogsadaan Joogsanayaan Joogsan doonaan



TYPE 3B VERBS: QABO - TO CATCH, TO HOLD

Pronoun Past Simple Past Habitual Past Progressive Present Habitual Present Progressive Future
I Qabtay Qaban jiray Qabanayay Qabtaa Qabanayaa Qaban doonaa
You Qabatay Qaban jirtay Qabanaysay Qabataa Qabanaysaa Qaban doontaa
He/It (m) Qabtay Qaban jiray Qabanayay Qabtaa Qabanayaa Qaban doonaa
She/It (f) Qabatay Qaban jirtay Qabanaysay Qabataa Qabanaysaa Qaban doontaa
We Qabannay Qaban jirnay Qabanaynay Qabannaa Qabanaynaa Qaban doonnaa
You (pl) Qabateen Qaban jirteen Qabanayseen Qabataan Qabanaysaan Qaban doontaan
They Qabteen Qaban jireen Qabanayeen Qabtaan Qabanayaan Qaban doonaan