Friday, October 7, 2011

Beerta xayawaanka waan tagay. I went to the zoo

Forgive me, this is my first real paragraph and I  sound like I'm in kindergarten again.

Shalayto beerta xayawaanka waan tagay.  Tareen waan ku tagay.  Cimiladu wey wanaagsanayd.  Cadceed baa jirtay oo cirku daruuro ma lahayn.  Sideed libaax baan arkay.  Libaaxyo hilib cunayaa baan arkay iyo laba maroodi waaweyn.  Rah badan baan arkay.  Rahu waa midab badan yahay.  Masas badan baan arkay, laakiin masaska maan jecli.  Beerta xayawaanka geel ama geriyal ma lahayn.  Beerta xayawaanka waan booqay ka dibna, waan qadeeyay.

Yesterday I went to the zoo.  I went by train.  The weather was good.  It was sunny and the sky had no clouds.  I saw 8 lions.  I saw lions eating meat and two large elephants.  I saw many frogs.  The frogs are very colorful.  I saw many snakes, but I don't like the snakes.  The zoo did not have camels or giraffes.  After I visited the zoo, I had lunch.

English Somali
Zoo Beerta xayawan(ka)
Train Tareen
Lion Libaax
Meat Cilib
Eating Cunayaa (1st/3rd person pres prog)
Elephant Maroodi
Large Waaweyn
Frog Rah
Many Badan
The Frog Rahu (subj case)
Color Midab
Snakes Masas (sing: mas)
I don't like Maan jecli
Camels Geel
Geriyal Giraffes
Did not have    Ma lahayn
I visited Waan booday
And after Ka dibna
I had lunch Waan qadeyay

No comments:

Post a Comment